Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo gaaray Muqdisho.[Masawiro/Video]

August 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka madasha wadatashiga qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo ay isugu imanayaan madaxda madasha wadatashiga si looga arrinsado dardar galinta hawlaha la xidhiidha Doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

no images were found

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa horay safar ugu soo gaaray Madaxweynayaasha Gal-Mudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabbeele waxaan maalinta beri ah la filayaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online