Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay kulan dhexmaray Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS

August 23, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS ay la leeyihiin Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay Hoyga ay Muqdisho ka deganyihiin Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland, Waxaa looga hadlaya arrimaha Doorashadda.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan ay caawa wada yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

no images were found

Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wadajir uga qaybgalay munaasabad Casho Sharaf ah oo uu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online