Wasaaradda diinta awqaafta S/land oo baaritaan ku samaynaysa Jaamacadda Barwaaqo iyo Abaarso School
(August 21, 2021)
Hargeysa:-Wasaaradda diinta awqaafta Somaliland oo ka hadashay tuhunka Jaamacadda Barwaaqo iyo Abaarso School.Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda diinta awqaafta Somaliland ayaa lagu yiri '' Sida a
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho[Video]
(August 21, 2021)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa ka furmay Muqdisho, kaasoo looga hadlayo dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta h
Madaxweynaha dowladda Puntland oo gaaray Muqdisho.[Video/Masawiro]
(August 21, 2021)
Muqdisho: 21 August 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdull
Golaha Wadatashiga Qaran oo beri shir uga furmi doono magaalada Muqdisho
(August 20, 2021)
Muqdisho:-Wararka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta beri ah uu ka furmi doona xerada Afisyoone Shirkii Gollaha wadashiga Qaranka. Ra’iisul wasaaraha
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay wafdiga Turkiga iyo diblo maasiyiintooda u jooga soomaaliya
(August 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Do
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo gaaray Muqdisho.[Masawiro/Video]
(August 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka mada
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR.[Masawiro]
(August 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR usoo magacowday Soomaaliya Magatte Guisse iyo Wafdi u
Ra’iisul wasaare JFS oo weli ku sugan Masar madax kale duwan la kulmay.[Video]
(August 17, 2021)
Cairo:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday xaruunta jamacada Carabta ayaa la kulmay Sheikha Al Azhar Dr. Axmed Altayib oo uga mahadceliyay doorka Al-Azhar ee faafinta fahamka saxda ah ee diinte
Taliye ku xigeenka qaybta booliska gobolka Mudug oo ka hadlay xaalada amniga Gobolka Mudug.[Video]
(August 17, 2021)
Gaalkacyo:-Taliye ku xigeenka qaybta booliska gobolka Mudug gaashanle dhexe Cabdi Siciid Xuseen ayaa ka warbixiyey Ammaanka guud ee gobolka Mudug. A/cawaale Halgan.net
Madaxweynihii Afghanistan Ashraf Ghani oo isaga tegay Afghanistan
(August 15, 2021)
Kabul:-Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin iyo ajaaniib ka cararaya dalka, xilli Taliban ay isku diyaarineyso inay qabsato magaalada caasimadd

« Previous PageNext Page »