Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo kala saxiixday heshiis ganacsi iyo mid amni.[Video]
August 28, 2021 - Written by EditorGaldogob:-Dowladda Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxaa ay heshiis dhinac amniga iyo ganacsiga ku kala saxiixdeen degmada Galdogob ee Gobolka Mudug xili la filayo in dhawaan xariga laga jaro dekadda Garacad.
Wufuud ka kala socota Dowladda Puntland iyo dowladda deegaanka Soomaalida Itoobya ayaa isku raacay ilaa 4 marin xuduudeed oo dhinac ganacsiga ah oo ka bilaabanaya Kastamka Tuur-dibi ee Gobolka Mudug ilaa degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net