Puntland oo bogaadisay warsaxaafadeed uu soo saaray Ra’iisul wasaare Rooble .

August 8, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Warsaxaafadeed kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in bogaadinayso hogaaminta Ra’iisul wsaare Rooble ee xiliga kala guurka ee dalka Soomaaliya.

Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada dowladda Puntland ayaa waxaa uu u qornaa sidan:-
” Dowladda Puntland wax ay ku boggaadinaysaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble hogaaminta Dalka ee muddada kala guurka ah, hirgelinta doorashada iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya la leedahay adduunka”.

Dowladda Puntland waxay markasta aaminsan tahay sareynta sharciga sida ku cad qodobka 4-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka ku meel gaarka ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online