Ra’iisul wasaare Rooble oo dib ugu laabtay Muqdisho

August 15, 2021 - Written by Editor

Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya, halkaas oo uu kula kulmay madaxweynaha Kenya, mas’uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalidaa ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa kulan la qaatay Xildhibanada Soomaaliyeed ee ku jira Baarlamaanka Kenya oo ay kawada hadleen xiriirka labada waddan iyo danaha dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dalka Kenya.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidoo kale kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Sharmarke kaas oo ay iska xog-wareysteen xaaladda dalka iyo doorashooyinka .

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online