Soomaaliya iyo Kenya maxay ka wada hadleen maanta?[Video]
August 8, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiirka arrimaha dibadda XFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq oo la hadlay Barnaamijka Raad-raac ee Tv-ga STN ayaa waxaa uu faah faahiyay wax ay ka wada hadleen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Kenya.
A/cawaale
Halgan.net