War Murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.[Video]
August 22, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Waxaa maanta lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho Shirkii golaha wadatashiga qaran, waxaana lagasoo saaray war murtiyeed ku saabsan hab-raaca doorashada aqalka hoose iyo habraaca doorashada aqalka sare ee wakiillada gobollada waqooyi.
Hoos ka akhriso War Murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee ka socday magaalada Muqdisho.
M_M Deeq
Halgan.net