Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo sheegay in aan dib loo dhigaynin doorashooyinka ka dhici doona Puntland.[Video]
August 30, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntla Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa Shir jaraaid uu xafiisa Garoowe ku qabtay isagoona ka hadlay halka uu marayo Hannaanka Geedi socodka Dimuqraadiyeynta DPL isagoona sheegay in Dawladda Puntland ay ka go,antahay hirgalinta barnaamijka Dimuqradieeynta.
M_M_Deeq
Halgan.net