Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo kulan la qaatayXildhibaanada Baarlamaanka 6-aad
(January 5, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah oo soo dhoweyn iyo is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland i
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPLoo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland.
(January 5, 2024)
Garoowe:pGuddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabrisaaq Axmed Siciid ayaa waxaa uu saaka magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland. [ngg src="galleries" ids
Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Guddoonka cusub Ee Baarlamaanka Puntland.
(January 4, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee uu doortay Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland. “Waxaan u hambalyeeynayaa Baa
Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo la doortay
(January 4, 2024)
Garoowe:-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka Golaha Wakiillada DPL hoggaamin doona 2024 - 20229. 1. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland oo loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid
(January 4, 2024)
Garoowe:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa waxaa saaka Loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid ka dib tartan uu la galay ilaa 3 musharax waxaan guusha ay ku raacday wareegii koowaad
Toos :- Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
(January 4, 2024)
Garoowe:-Waxaa saaka ka socda Hoolaka Golaha wakiilada ee dowladda Puntland doorashada Gudoonka cusub ee Golaha Baarlamaanka ee Puntland waxaan hadda socota Khudbadaha ay jeedinayaa Musharaxiinat iyad
Guddiga Doorashadda Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo saxaafadda la hadlay.[Video]
(January 3, 2024)
Garoowe:-Guddiga Doorashadda Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo galabta la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey liiska musharixiinta rasmiga ee isku taagay xilalka ka
Madaxweynaha JFS oo fadhi degdeg ah la qaatay Labada Aqal BJFS
(January 2, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandh
Baarlamaanka JFS oo kulan ka yeeshay Heshiiska Dowlada Itoobiya iyo Somaliland
(January 2, 2024)
Muqdisho:-Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa isugu yeeray Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud sida ku cad dastuu
Raisulwasaare Kheyre oo si adag u diiday Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland.
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabd

« Previous PageNext Page »