Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sharci darro ku tilmaamay qaraarka Golaha Shacabka ee Matalaadda G/Banaadir
July 7, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi ayaa warsaxaafaded uu soo saray waxaa uu ku shegay in Aqalka saree e Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay Aqal dastuuri ah oo ka mid ah Golaha xeer dejinta Soomaaliya sidaas darteedna ay tahay sharci daro iyo ku xadgudub sharci qoraal uu dhawaan u diray gudoomiyaha Baarlamanka dowladda federaalka Soomaaliya wasaarada Dastuurka ee ku saabsanaa qaraarka mataalada Gobolka Banaadir oo aan loo marin habraaca xeer dejinta dalka ee ku qeexan Dastuurka KMG ah ee dalka Soomaaliya.
Dhinac kale Gudoomiyaha aqalka sare ayaa waxaa kale oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay dhamaan xeerarka ka soo baxay golaha baarlamaanka guud ahaan gaar ahaan 4 xeer ee qaybyo tirka sharciga doorashooyinka qaran ee heer Federaal
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Gudoonka Aqalka sare ee dowladda Federalka Soomaaliya
no images were found
A/cawaale
Halgan.net