Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda Dhuusmaareeb

July 18, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdulaahi FarmaajoXassan  iyo wafdi uu hogaaminayo ka tirsan golah xukumada , Xildhibaano ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu safar ku yimaadaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Gal-Mudug.

Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdulaahi Farmaajo ayaa ku soo beegmay ka dib casumaad ay u fidiyeen Madaxweynayaasha maamul gobolleedyada dalka oo shir wadatshi uu ugu soo gabagaboobay magalada Dhusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud.

War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb ayaa waxaa laga codsaday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare Kheyre in ay ka soo qayb galaan shirk wada tashihga wajigiisa labaad oo ka dhici doona Dhuusamareeb laguna gorfayn doono  nooca doorasho oo la doonayo in ay ka dhacdo Soomaaliya.

Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdulaahi Farmaajo iyo Ra;iisul wasaarihiisa ayaa aqbalay in ay ka soo qayb galeen Shirka wadatashiga wajigiisa laabaad oo ka furmi doona magalaada Dhusamareeb maalmaha soo socda, dadaalo dhowr ah iyo casumaadyo ay fidiyeen Madaxda dowladda Federaalka oo ay ku doonayeen in ay la kulmaann Madaxada maamul gobolledyada ayaa fashilmay

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online