War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ee ka socday magaalada Dhuusamareeb.[Masawiro]

July 22, 2020 - Written by Editor

War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirka wadatshifga madaxda DFS iyo madaxada dowlad goboleedyada kaas oo ka socday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Shirka ayaa waxaa shir gudoominayey madaxweynaha DFS Maxamed Claahi Farmaajo waxaana goobjoog ahaa Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre Madaxweynaha Galmudug, Ahmed Kaariye Qoor Qoor Madaxweynaha, Koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Lafta Gareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Puntland.

no images were found

Shirka waxaa diirada lagu saaray xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka Soomaaliya, iyo sidoo doorasho uga dhici lahayd dalka la isla ogal yahay .

Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

no images were found

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online