Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas oo ka hadlay Natiijadii Shirkii Dhuusamareeb.[Dhagayso]

July 23, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ku sharraxay shirkii madaxda siyaasadda ee xalay ku soo gabagaboobay Dhuusamareeb iyo sida uu u arko natiijada ka soo baxay.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Radio daljir Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’

Radio Daljir · Madaxweynahihi Hore Gaas

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online