Guddoonka Golaha Wakiillada oo 200 oo fuusto oo daamur ah ku wareejiyey Guddiga Wadada Ceel-daahir illa Ceeri-gaabo
October 7, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Guddoonka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta ku wareejiyey Guddiga Wadada Ceel-daahir illa Ceeri-gaabo lacag qoondo ah oo loogu tallo-galay iibka 200 oo fuusto daamur ah taas oo Golaha ogolaaday Kalfadhigii 46-aad.
no images were found
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland