Sheekh Maxamuud Abu Sheyba oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya (Daawo)

October 7, 2013 - Written by Editor

abusheybaNairobi:-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ,Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray magaalada Nairobi waxaana uu muxaadarooyin kala duwan ka jeedshay Masjidka Al-Hidaaya

Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa waxaa ka mid ahaa muxaadaraadkii uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya Muxaadaro Cinwaankeeda uu ahaa (Al-Towba) in alle loo laabto oo aan dhamaanteen ka toobad keeno wixii dunuub ah ee naga dhacay.

Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa si wanaagsan u qaadaa dhigay towbada iyo ahmiyada ay leedahay iyo dadka alle u laabta wanaaga ay ku heli doonaan aduun iyo aakhiro waxaan alle uga baryeynaa sheekha in uu jano ku abaal mariyo Aaaamiin.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Maxamuud Abu Sheyba uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online