Madaxweynaha JFS oo shacabka kula tukaday Masaajidka weyn ee Isbaheysiga

October 15, 2013 - Written by Editor

IMG_4783Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed  meel walba oo ay joogaan u dire hambalyada ciidul Adhxa. Madaxweynaha ayaa wuxuu yiri “Eid Mubarak, kulla caam wa antum bil khayr”  , Waxaan Alle ka baryayaa in dhammaan muslimiinta gudaneysa waajibaadka xajka, EEBBE ka aqbalo xajkooda, ducadoodana noo aqbal.”

Madaxweynahu waxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka wada shaqeeyaan nabadda, iyo dib-u-heshiisiinta, si dalka uu u noqdo mid horumar ballaaran sameeya. Farxadda Ciiddana waa mid nooga baahan inaan isu naxariisano, danteenna guudna ka wada shaqeyno.

Alle maanta ayaanta iyo ciidda wanaagsan, Illaahii na siiyey isagaa ku abaalle, alla maanta iyo maanta si wanaagsan u ciidda.

Dhamaaad

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online