Sidee looga ciida maanta magaalada Nairobi ? [Masawiro/Video]

October 15, 2013 - Written by Editor

DSC00417Nairobi:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalooyinka Nairobi ee caasimada dalka Kenya iyadoo dadka muslimiinta ah ay si weyn u muujiyeen shacaa’irta Islaamka oo Masaajidda iyo goobaha kale oo loo asteeyey in lagu tukado la arkayey boqolaal muslimiin ah oo iyagoo faraxsan isla jiibinaya Takbiirta. Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ayaa waxaa ay ku kala tukadeen goobo fagaarayaal ah iyo qaar ka mid ah Masaajida ku yaal magaalada Nairobi, culimada iyo ducaada Masjidka Al-hidaaya oo uu Shiikh ka yahay Sh Maxamud Shibli ayaa waxaa ay muslimiinta u asteeyeen in Salaad ciida ay ku tukadaan Garoonka weyn ee Bangaani.

no images were found

Salaadii ciida ayaa waxaa tujiyey Sh Cabdiwali Xarbi allaha dhowree oo ah imaanka Masjidka Abuubakar isagoo dadkii soo tuada Salaad ciida xasuusiyey Alle ka cabsi iyo in ay is cafiyaan

Hoos ka Daawo Salaadii Ciidul Adxaa ee magaalada Nairobi iyo Shiikh Cabdiweli Xarbi

Masawirada sida loo ciiday magaalada Nairobi dib idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu.

Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net,Nairobi

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online