Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika oo gaaray magaalada B/weyne

October 15, 2013 - Written by Editor

DCIM100MEDIAHiiraan:-Waxaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mohamat Saleh Annadif iyo taliyaha ciidanka AMISOM Jen Andrew Gutti waxaana garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyey Maamullada gobolka Hiiraan iyo kan Degmada B/weyne.

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Annadif ayaa waxaa uu booqasho ku tagay xarunta ciidanka Jabuuti waxaana uu kulamo la qaatay saraakiil ka tirsan ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS waxaana uu sidoo kale soo booqday xerada Lama-galaay halkaas oo ay tababar ku qaadanayeen ciidamo Boolis ah oo ka tirsan DFS.

Taliyaha ciidanka AMISOM Jen Andrew Gutti ayaa waxaa uu saxaafada u sheegay in 100 askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM ay keeni doonaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kuwaas oo tababar siin doona ciidanka Booliska ee gobalka Hiiraan .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online