Muuqaal cusub ee weerarkii WestGate oo uu soo bandhiga Tv-ga CNN-ka.[Daawo]

October 17, 2013 - Written by Editor

weerarNairobi:-Saxaafadda kale duwan ee caalmaka ayaa waxaa ay maalinba maalinta ka danbay say waxaa ay soo saarayaan Muuqaal cusub oo ku saabsan dhalinyaradii weerartay xaruntii ganacsiga ee Westgate oo iyagu weerarka ku qaaday xarunta 21 Sep, 2013. Teleefishinka CNN-ka waxaa uu soo bandhiga muuqaal kale oo cusub oo ay ka soo dhex muuqdeen dhalinyaradii weerarka ku qaaday xarunta ganacsiga ee WestGate iyagoo sii daynaya gabar reer galbeed ah oo ciyaal yar yar wadata. ilaa hadda Ma jirto war cad ama meel lagu sheegay kooxdii weerarkaan ka danbaysay meel ay ku danbeeyeen walow ilaa hadda saxaafada loo soo bandhiga 4 dhalinyaro ah oo la sheegayo in ay weerarka ay geysteen.

Hoos ka Daawo Muqaal cusub ee weerarkii WestGate oo uu soo daayey TV-ga CNN-ka


Source: CNN

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online