Shir looga hadlayo aayaha gobollada dhexe ee Soomaliya oo ka dhacay Nairobi (Daawo)

October 23, 2013 - Written by Editor

NairobiNairobi:-Shir looga hadlayo aayaha iyo Maamul usameynta gobalada Dhexe ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana shirka looga hadlayey Maamul u sameynta gobalada ,amaanka ,iyo horumarinta gobalada dhexe.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay oo furay Safiirka Soomaaliya u fadhiyo Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)Madaxweynayaasha maamullada Galmudug, Ximin iyo Xeeb, ergo ka socota gobolka Galgaduud iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaamka DFS.

Qaar ka mid ah Ergada ka soo qeybgashay shirka ayaa waxay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in masuuliinta iyo waxgaradka gobalada dhexe ay kulmaan si ay aayahooda uga tashadaan wixii khilaafaad ahna ay xaliyaan .
Dhanka kale Gudoomiyaha gollaha fulinta ee Ahlu Suna (Suufiyada) Sheikh Cabdirisaaq Cali Mire ayaa sheegay in ay si buuxda uga soo horjeedaan  shirka ka socda Nairobi wuxuuna ku tilmaamay mid ay wataan dad gaar ah .

Hoos ka Daawo Shirka looga hadlayo aayaha gobollada dhexe ee Soomaliya ee ka dhacay Nairobi

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online