Ciidamada DFKM oo sheegay in ay qabteen gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa

June 4, 2012 - Written by

Hoosingow:-Ciidamada DFKM iyo kuwa Kenya  ee ku sugan deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa iyo dhamaan ragii watay waxaana ay sheegeen in ay u gudbin doonaan magaalada  Dhoobley si baaritaan loogu sameeyo .

Sarkaal u hadlay ciidanka DFKM oo la yiraahdo Hanad Faarax ayaa sheegay in ay qabteen gaari laga buuxshay walxaha qarxa iyo toddobo qof oo la socotay.

Ilaa iyo hadda saraakiisha ciidanka DFKM ayaan wax faahfaahin ah ka bixin meesha uu ka yimid gaari ay qabteen iyo halka uu ku socday mana jiraan masuul ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo ka hadlay arinkaas.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online