Maxamed Mursii oo ku guuleystay madaxweyno nimada dalka Masar

June 24, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaa kuu guulyestay madaxweyno nimada dalka Masar Maxamed Mursii oo ka tirsanaa xaraka Islaamiya ee Ikhwaan Muslimiin warka ayaa waxaa goordhow sheegay lajnada madaxada ka ah Doorashadii ka socotay dalka Masar waxaan ka socda dalka Masar gaar ahaan miidaanu Taxriir damaashaad aad u weyn.

Waxaa kale oo Damaashaad weyn ka socdaa wadamo badan oo ay xoog ku leeyihiin Xisbiga Ikhwaan Muslimiin waxaana faraxada si weyn looga dareemayaa Dalka falastiin gaar ahaan magaalada Gaza oo ay gacanta ku heyso Ururka Al-Xamaas waxaa kale oo banaanbaxyo ka socdaan dalalka Urdun iyo Yemen

Maxamed Mursii ayaa helay cod gaaraya 51,73 halka uu Ahmed Shafiiq uu helay 48.27 Ururka Ikhwaan Muslimiin ayaa ahaa Urur mamnuc ka ahaa dhibaato badana la kulmay wuxuuna ku soo jiray  loolanka siyaasadeed mudo ka badan 50 sano.

A/Cawale
Halgan.net

6 comments on “Maxamed Mursii oo ku guuleystay madaxweyno nimada dalka Masar

  1. cabdulahi anas on said:

    allahu akbar allahu akbar maanta waa maalin muslimiinta dhamaan farxad u ah gaalada iyo yahuudana niyad jab u ah 7

  2. umu said on said:

    alaahu akbar fali laahi xamdu, masar ducadooduu alle wuu aqbar farxadan waan la qeybsaneynaa insha,alaah waxaan leyahay guusha muslimkaa leh alle ha ciseeyo islaam meel uu jogaba gaalona alle ha duleeyo sidey maanta u duloobeen oo kale qalbi jab alle ha ku rido aamin,

  3. Ali 24 on said:

    ASCW

    Hambalyo madaxweyne Mohamed Musri waxaana kuu rajeynayaa inaad umaddaada cadaal wax ugu qabatid

  4. Abuu Ibraahiim on said:

    Asc walaalaha islaamka dhammaantood waxaan aad ugu faraxsanahay Alle subxaanahu watacaalaa Maanta Xisbi muslim Ah ku guuleeysiisey Doorashada masar waxaan alle u weydiinayaa walaalkeen Mohamed Musri in uu alle ka dhigo madaxweyne caddaalad iyo shareeca islamiyah ku xukumo dalka iyo dadka muslimiinta ah ee doortay cadaaladdan ku sugo xilkaas culusna rabbi u fududeeyo Umadda islaaamka dhamaantoodna furo isku keena k dhigo..
    aamiin aamiin amiin
    Alle h inaga dulqaado dhibka iyo xanuunada umadda islaamka ku dhacay nuuc walba xag dowlad xag qabaail iyo xanuuno laga shaqeeyey intaba

    aamiin

  5. Ugaska beesha reer xaji sulayman on said:

    Asc sabraa sad hela walaalaha masar e xisbul xoriya walcadaale wax badan bay usoodhabar adaygeen ku soo dulqaaten dll xabsiyo xunxun iyo culimadoda qarkamid oo masar laga cayriyo ku dhawaad hal qarni waxan leyahay walalaha samirkina allah wuu idin barakeyay e cadaalada adkeeya gazana il naxariis leh ku eega rabi uga mahadnaqa guusha uu idinsiyay

  6. caaqil on said:

    waa maalin aad nooguweyn hadaanu nahay muslimiinta aduunka maanta ku ah mustadcafiintaa waa bilow wanaagsan ilaahayna waxaan kabaryaynaa tamkiin iyo nasri degdega aamiin ALFA MABRUUK IKHWAANII IYO KHILAAFADII ISLAAMKA ALAHANOSOODEDEJIYO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
June 2012
M T W T F S S
« May   Jul »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online