Seminaar ku saabsan Waxbarashada oo ka dhici doona magaalada Leicester

June 26, 2012 - Written by

Leicester:-Horn of Africa Services and Development Organization (HASDO) waxay kugu casumaysaa in aad kala soo qaybagasho kulan ama siminaar looga hadlayo muhiimada ay leedahay waxabarashada iyo caqabadaha aradayda ka horyimaada.Waxaa marti inoogu ah Macalimiin iyo Khubaro dhanka waxbarashada. Kulanka waa Xogwaran,Fikrad isdhaafsi iyo Su’aalo is waydaarsi.Siminaarka waxa uu dhacaya Jun 30,2012, Sabti, Saacudana:4.30pm,Waxaana lagu qabanayaaa Taylor Primary School.

Martida Siminaarka

1.Dr.Mahamud Abdirahman

2.Mr.Bashir Mohamed B.Sc/PGCE(Hons)

3.Mr.Mahamed Salah Ustaad B.Com/B.S (Hons)

4.Miss.Falis Ashkir B.Sc.(Hons)

5.Miss.Muna Diriye Student from University

Wixii faahfahin ah kala xidhiidh
Taleefanada: 07572109873
,0793289011,07944499766

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>