1-4 Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sh.Abu Xasaan (Qoraal + Dhagayso)

June 18, 2012 - Written by

Boosaaso:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa caawa mar kale idiin soo gudbinaysaa darsi ka kooban ilaa 4 qaybood oo uu fadiilatu Sh. Xassan Maxamed Ibraahim Abu Xassaan uu uga hadlayo Tilmamaha Manhajka Ahlu sunah ee dadka xukunkooda , Sheekh Abuu Xassaan ayaa darsigaan waxaa uu ka jeediyey Masjidka weyn ee Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Sheekh Abuu Xasaan ayaa darsigaan waxaa uu ku qaadaa dhigay arrimo badan oo dad badan iska dhex galay marka laga hadlayo dhinac xukunka dadka  Musliminta ah ama magacyada kale duwan ee sharcigu bixiyey sidda Gaal, Faasiq  , Muslim ,Munaafaq iwm.

Allaha dhowree culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya iyo ducaada ayaa waxaa ay ku howlan yihiin siddii dadka Soomaaliyeed dibada iyo gudaba loo bari lahaa diintooda iyagoo inta tabartooda ku guulaystay in ay bulshada u dhisaan Macaahid , Iskuulo iyo Jaamicaad lagu barto Shareecada Islaamka iyo culuunta kale.¨

Halkaan ka Akhri Muxaadarada Asmaa Walaxkaam Sh Abu Xassaan oo qoraal ah

 

Hoos ka Dhagayso darsigii 1aad ee Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sheekh Abu Xassaan

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/549w8292nq/01_tilmamah.mp3]  Halkaan ka rogo

Hoos ka Dhagayso darsigii 2aad ee Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sheekh Abu Xassaan

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/73f9dj660v/02_tilmaamaha_ahlu_sunuhu_ee_baabka_dadka_xukunkiisa.mp3]Halkaan ka rogo

 

Hoos ka Dhagayso darsigii 3aad ee Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sheekh Abu Xassaan

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/ls93fs90sz/tilmaamaha_3.mp3] Halkaan ka rogo

 

Hoos ka Dhagayso darsigii 4aad ee Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sheekh Abu Xassaan

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/cv520hy45l/tilmaamaha_4.mp3] Halkaan ka rogo

Halgan.net

6 Comments so far

Leave a comment

  1. mashallah webside kan waxaa ku jiro druuses iyo quran.by by

  2. Salaamu calaykum

    Mashalaah waa kuwaan culumadii la yiqiin bal sida ay wax u tasiiliyeen eega cilmigu waa barasho maaha boobsi ee gabanad yar wax barta ama jahligiina ku waaya aakhiradiina

  3. Salaamu Calaykum

    Walaaalaha Halgan.net iyo Sh Abu Xasaan Khayr alaha idin siiyo noo soo gudbiya markasta muxaadaraadkaan oo kale

  4. Salaamu Calaykum

    Waxaan salaamayaa Sh Abu Xasan waxaana alle uga baryayaa cimri dheer iyo caafiwaad walaahi si wanaagsan buu noo shaafiyey shukarn Sh Abu´Xasan

  5. Salaamu Calaykum

    Mashalaah waa muxaadarooyin qiimo badan alaha xifdiyo walaalaha Halgan.net ee u taagan mar kasta soo gudbinta manhajka wasadka ah

  6. Salaamu Calaykum
    Sheekh Abu Xasan ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo walaalaha gacanta ku haya Halgan.net si wanaagsan baad u bayaanisay tilmaamaha ahlusuna iyo qaabka ay xukumka u saaraan ashkhaasta baarakalaahu fika

Leave a comment

*