Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan, Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo+ Cod)

August 4, 2014 - Written by Editor

shbashiirNairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa  xalay muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana cinwaanka muxaadarada ay ahayd  Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan,Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadlay ku toosnaanta wadada saxda ah waxaan alle ka baryeynaa in alle dhamaanteen nagu toosiyo wadada saxda ah Aaaaaaaamiin

Hoos ka Daawo Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan Sheekh Bashiir Axmed Salaad

Ama Halkan Ka Dhageyso Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan, Sh Bashiir Axmed Salaad

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/1j2eeu1i3w/Tilmaamaha_.mp3]
Ama Halkan Mp3

Salafmedia

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online