Kitaabkii Al-Bayquuniya Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo)

June 10, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Nor way, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net Sh. Dr Cali ayaa waxaa shalay ka baxay Kitaabka Musdhalaxa ah ee Muhiim ah oo la yiraah Al-bayquuniya

Hoos Ka Daawo Darsigii Kitaabka Al-Bayquuniya ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,959 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>