Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab wassunnah oo ka tacsiyeynaysa geeridii Sh. Xasan Cali Maxamed Xassan Xabeeb
June 3, 2012 - Written byMuqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi wassunnah waxay aad uga tiiraanyaysan tahay geeridii Sh. Xasan Cali Maxamed (Sh. Xasan Xabeeb) oo saaka ku geeriyooday xaafadda Shiirgole ee magaalada Muqdisho, waxayna tacsi u diraysaa qoyskiisii, eheladiisii, ardaydiisii, asxaabtiisii, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka wada geeriyooday. Jamaacadu waxay Ilaahay ka baryaysaa inuu Sheekha u dambi dhaafo, jannada Firdowsna geeyo, intii Sheekhu ka tagayna inuu xifdiyo adduun iyo aakhiraba, uuna siiyo sabar iyo badal khayr qaba.
Sheekha oo ka mid ahaa culumada ka faafisa dalkeena dacwada iyo tacliinta sharciga ah geeridiisu waxay bannaysay furin weyn oo uu ku aaddanaa; sidaa darteed waxaa la gudboon culumada, ducaadda iyo ardaydii sheekha inay labanlaabaan dadaalkooda iyo iskaashigooda si ay u buuxiyaan kaalintii Sheekha (Alle ha u naxariistee).
إنا لله وإنا إليه راجعون
“إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى”
Sheekh Axmed C/samad
Gudd. Golaha Fulinta Jamaacada Al-ictisaam bil-kitaab wassunnah
Muqdisho – Somalia
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
4 Comments so far
Leave a comment
الشيخ حسن علي محمد من كبار علماء السنة في الصومال
وإني أنصح طلبة العلم والمحبين للشيخ أن ينشروا أشرطة الشيخ وعلمه كما أقترح بفتح موقع مخصص للشيخ هذا ما أدعوا إلى المحبين للشيخ
كما أنصح طلبة العلم بالإستماع من أشرطته والإستفادة من علمة فإن الرجل من خيرة وأفاض علماء الجنوب بل لا أعلم في مقديشوا مثله فكيف بأفضل منه هذا ما نحسبه ولا نزكي على الله أحدا
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
إن لله وإليه راجعون
غفر الله للشيخ ورحمه وأسكنه فسيح جنتاته،
الشيخ حسن حبيب معروف في الساحة الدعوية والعلمية وقد نفع الله به كثيراً من العباد والبلاد.
كما أشكر جماعة الاعتصام على مثل هذه المواقف النبيلة، ومتابعتها لأخبار إخوانهم وأداء واجبهم تجاهم جزاهم الله خيراًُ.
إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى allaahu yarxamah sheekha samir iyo iiman alaah ha ka siiyo ehelkiisi iyo ummada somali.
ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى ialaaha sheenaa h aunaxariisto janatul fardowsana h ageeyo walawada dhimaynayaa lk geerida culumada waa musiibo ilahay musiibooyin kiisa hanaga hayo inshalaah ilahay samar iyo iman hanag wada siiyo sheekh xasana