Khudbadii Jimcaha Ee maanta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Dhageyso)
June 29, 2012 - Written by
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadii Jimacaha wuxuu si qiimo leh uga hadlay in qofka muslinka ah laga rabo camal iyo caqiido wanaagsan waxaana uu sheegay in Islaamka uusan ahayn sheegasho iyo in magacaaga uu yahay mid Islaam ah balse waxaa lagaa rabaa camal iyo cibaado.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si weyn ugu booriyey Muslimiinta ku dhaqan Nairobi gaar ahaan kuwii soo xaadiray in ay alle ka baqaan oo ay la yimaadaan wixii uu faray alle uuna faahfaahiyey nabigeenii Maxamed Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato .
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka Jeediyey Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi.
[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/7129lj630z/shumal.mp3] Ama Halkan Mp3 Ilaahay ha nagu anfaco Sheekhana alaha ka abaal mariyo
Halgan.net
Nairobi

.gif)

