![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/khaliif.jpg)
(June 4, 2012)
Boosaaso:- Wasiirka Amniga ee Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan ayaa waxaa ka warbixiyey socdaal uu ku tegay degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar waxaan uu sheegay in dadka degaanka ay wada hadlee
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/nal.jpg)
(June 4, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta si habsami leh uga bilaawday wadooyinka qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo laga hergaliyey Nalal ku shaqeynaya Ileyska Qoraxda waxaana howshaas u qumay Maamulka gobolka Banaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/police.jpg)
(June 4, 2012)
Kampala:-Afhayeenka ciidanka Booliska dalka Ugandha Judith Nabakooba ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag lala xiriirinayo in ay ka mid yihiin Ururka Al-Shabaab waxaana uu sheegay in ay qabteen h Madaxweynaha DFKM Sh Shariif oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
(June 4, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh.Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya , Madaxweyne DFKM Sheekh Shariif iyo wafdig
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/Ciidamada2.jpg)
(June 4, 2012)
Hoosingow:-Ciidamada DFKM iyo kuwa Kenya ee ku sugan deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa iyo dhamaan ragii watay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/cali.jpg)
(June 4, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay shirkii ka dhacay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga kaas oo looga hadlayey arimaha Soomaaliya waxaana ay ku tilmaameen mid dha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/kulanka-R.W.-iyo-ardayda.jpg)
(June 4, 2012)
Istanbul:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga, gaar ahaana Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Ja
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/Boolis.jpg)
(June 4, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen nin dhaawac ah oo ay maalmahaan dhan ay ku raad joogeen ninkaan oo ahaa ninkii dhig Muxaadaradii 1aad ee ka digitaanka Gaalaysiinta Muslimiinta Muta’awiliinta Sh Maxamuud Shibli( Video)
(June 3, 2012)
Sh. Maxamuud Sheekh. Maxamed Shibli oo in dhawaaleba masaa’il khatarta ah uga hadlayey si cilmi ah, ayaa xalay waxa uu bilaabay Muxaadaro uu uga hadlayo waxa ay ahlu Sunaha ka yiraahdeen gaaleysiint
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/06/shabdirashiid.jpg)
(June 3, 2012)
London:-Waxaan halkaan idinku soo gudbin doonaa Kitaabka uu akhriyey Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi oo ka mid ah culumada dalka Soomaaliyeed kitaabka ayaa waxaa la yiraahdaa التبيان في آ
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|