Oohintii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah W/Q Sh Xasan Maxamed Ibraahim
(February 23, 2013)
Alle ha u naxariistee sheekh C/qaadir waxyaabaha dareenka  igu reebay ee aan ku sii xusuusto waxaa ka mid ah kulan aan ka wada qay galnay xajkii 2012ka, sheekhu wuxuu shirkaas ka sheekeeyay sida soom
Sheekh Maxamuud Shible oo khudbadii Jimcaha ka jeediyey Masjid Al-Nuur ee Jigjiga(Dhageyso)
(February 23, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwadeedna ku jooga magaalada Jigjiga ayaa shalay khudbadii Jimacaha ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee bartamaha magaalada
Ciidanka amaanka ee Puntland oo dad badan u qabtay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 23, 2013)
Garoowe:-Wararka aan ka helayno maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeen in ka badan 50 qof kuwaas oo lagu eedeeyey in ay ku lug lahaayeen
5Qof oo afduub ay u heysteen Maleeshiyaad ka tirsan Galmudug oo la sii daayey
(February 23, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta la sii daayey dhalinyaro ay horey u afduubeen Maleeshiyaad ka tirsan Galmudug waxaana xaflada sii deynta lagu qabtay Hotelka AMBAZI oo ku yaal Koonfurta magaalada Gaalkacyo .
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique oo looga hadlay dilkii Sh C/qaadir Nuur
(February 23, 2013)
Minneapolis:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana khudbada jeediyey Sheekh C/risaaq Xaashi wax
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Bekir Bozdag
(February 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wafdi ka socda dalka Turkiga oo uu hogaaminayey Raiisal Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mudane Bekir B
Sh. Abdi Hersy (Fagare)oo tacsi u diray Eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Dhageyso)
(February 23, 2013)
Toronto:-Sheekh Abdi Hersy (Fagare) ayaa tacsi u diray eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah oo ay ku dileen magaalada Garoowe kooxda Al-Shabaab iyaga oo ku dhex dilay gudaha Masjidka Bada
Khudbadihii Masaajidda Salaadaha Jimcaha gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisa oo looga hadlay dilkii Sh C/qaadir Nuur
(February 22, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta Khudbadii Jimcaha ee inta badan Masaajidada Deegaanada Puntland iyo S/land looga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh.C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah waxaaana looga
Sheekh.Umal oo Khudbadii Jimce uga hadlay dilkii Sheekh.C/qaadir Nuur Faarax.[Dhagayso]
(February 22, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi uu Sheekh Maxamed Cabdi umal uga hadlay dilkii foosha xumaa ee  lagula kacay Sheekh. Cabdulqaadir Nuur Faarax A
Khudbadii Masjidka Al-Hidaaya oo looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax(Dhageyso)
(February 22, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi looga hadlay dilkii foosha xumaa ee  lagula kacay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee waxaana khu

« Previous PageNext Page »