Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada ee Finland oo soo gaaray Muqdisho
(April 1, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka  Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Foosiyo Xaaji Aadan  iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka  Maal
Madaxweynaha JFS oo maanta furay Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya
(April 1, 2013)
Muqdisho:-Shirweynahan Qaran oo ay martigelinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iclaamiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo lagu casuumay Wakii
Been Muslin Uma dabaaldago!!W/Q: Sh CaliNuur Xoogsade
(April 1, 2013)
Norway:-Ceeb iyo Lama arag waa inuu qofka ahaado hayin raac waana Ceeb inuu ruuxa Noqdo sida Shimbirka iska yiraahda hadba waxa uu maqlo, waa Godob iyo Gaf weyn inuusan Ruuxa Xumaanta ka Xishoonin. M
Ilaahow Majeerteen ha ka dilin Sheekh C/qaadir! W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad.
(April 1, 2013)
Boosaaso:-Waxay ahayd xilli xaj oo aan Makka joogno. Sheekh C/qaadir iyo Sheekh Abuu xassaan ayaan isu raacnay maktabado ku yaal agagaarka jaamacadda Ummul quraa ee xaafadda Caziiziya, kolkii aan ka s

« Previous Page