Dadka diinta ugu yeer adigey dan kuu tahaye. Sh. Xasan Ibraahim Ciise (Daawo)

May 9, 2013 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Shiikh Xassan Ibraahim Ciise, ayaa shalay dhalinyarada magaalada Nairobi waxa uu u jeediyey Muxaadaro qiimo badan, taasoo uu ugu boorrinayey inay noqdaan kuwo dadka diinta ugu yeera. Sheekha, ayaa muxaadaran waxa uu ku qabtay hoolka shirarka ee Islii Mall, waxaana ka soo qeyb galay dhallinyaro wiilal iyo gabdho leh, kuwaasoo aad iga faa’iideystay darsiga Sheekha.

Halkaan hoose ka daawo Muxaadarada Sheekha.

Yasiin Cabdi
Nairob

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online