Gudoomiyihii Xaafada Hantiwadaag ee degmada Jowhar oo goordhow la dilay

May 30, 2013 - Written by Editor

bistaJowhar:-Wararka ka imaanaya Degmada Jowhar ayaa sheegaya in caawa lagu dilay  Gudoomiyihii Xaafada Hantiwadaag Xuseen C/laahi Cumar oo lo yaqaanay (Xusen Jicib ).

Weerarka caawa lagu dilay Gudoomiyihii Xaafada Hantiwadaag ee Degmada Jowhar ayaa waxaa fuliyey kooxo bastoolado ku hubeysan kuwaas oo ku dilay Xuseen Jicib nawaaxiga Suuqa Xaafada Hantiwadaag, salaadii maqrib kadib.

Ciidamo ka tiro badan oo ka tirsan DFS ayaa goobta soo gaaray waxaana baxsaday kooxihii dilka geystay.Xuseen C/laahi Cumar oo lo yaqaanay (Xusen Jicib ) ayaa noqonaya Mas’uulkii u horeeyay oo ka tirsan Maamulka Degmada Jowhar oo la dilo  Jowhar ilaa iyo intii laga saaray kooxda Al-Shabaab Degmada Jowhar sanadii hore.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online