Hayda samafalka ee Manhal oo Qaliin lacag la,aan ah ka sameyneysa magaalada Burco

May 15, 2013 - Written by Editor

ogeysiisWasaarada caafimaadka  iyadoo kaashanaysa Hay’ada Samafal oo dhakhaatiir ah oo la yidhaahdo Help A Child Face tomorrow oo fadhigooduna yahay dalka Kenya iyo Hayda samafalka ee Manhal waxay fulin doontaa hawlgal caafimaad oo ah qaliimo muhiim u ah dadweynaha.Hay’adan oo hore qaliimo uga fulisay dalka ayaa markii labaad waxay qaliimo kala duwan ka fulin doonaan Magaalada Burco gaar ahaan Cusbitaalka Manhal.

1. Qaliimada faruurta iyo dilaaca dhabxanaga
2 Burning contractions
3 Qaliinka guud sida bog dilaaca ,xabmaytida ganac iyo dhamaan qaliimada caloosha.
4 Qaliimada kadi mareenka iyo Qanjidhka prostate gland
5 Qaliimada lafaha iyo hagaajinta wixii kabniinshiiyo xumaystey.
6 Qaliimada Sanka Dhegaha iyo Cunaha.

Goorta qaliinku waa 28/05/2013 goobtu waa Manhal Hospital BURCO

Diiwaan gelintu way socotaa .Dhamaan qaliimadani waa lacag la’aan ee ha laga fa’iideysto”

wixii faahfaahin aha lala xidhiidho agaasimaha isbitaalka Manhal- Burco (DR. RAAGE – 2522-4416310)

Eng. Abdirahman Hussein Ahmed
Public relation Officer
Manhal Charitable organization
email: almanhal@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>