Jen Cadde Muuse oo talooyin u soo jeediyey Madaxda Puntland (Warsaxaafadeed)

May 9, 2013 - Written by Editor

JencaddeBoosaaso:-Madaxweynihii hore dowladda Puntland Jen Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta waxaa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed oo ay mareyso Puntland waxaana uu shir jara’id ku qabtay magalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Cadde Muuse ayaa waxaa uu ka waramay kulamo kala duwan oo uu la qaatay Madaxada Puntland iyo  odayaasha, isimada iyo waxgaradka, waxaan uu socdaal ku tagay Madaxweyne Cadde magaalooyinka Boosaaso ,Gaalkacyo ,Qardho iyo Garoowe.

Jen Cadde Muuse Xirsi Madaxweynihii hore dowladda Puntland aya waxaa si gaara uga hadlay siyaasada dowlada haatan ka jirta Puntland iyo axsaabta haatan ka jirta Puntland  wuxuuna ka sharqamiyey in uu talooyin badan soo jeediyey ayna haatan dhaceen waxyaabihii uu ka digayey taas oo ah inay gadoodeen ciidamadii Daraawiisha ee Maamulka Puntland.

Warsaxaafadeedka uu soo saaray Madaxweynihii hore dowladda Puntland Jen Cadde Muuse Xirsi  ayaa talooyin u soo jeediyey madaxda Puntland ee haatan uu horkacayo Madaxweyne C/raxmaan Faroole.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Gen Cadde oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray Halgan.net

no images were found

no images were found

 

 

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online