Magaalada Gaarisa oo xalay lagu dilay 2 qof oo rayid ah.

May 23, 2013 - Written by Editor

garisa1-Gaarisa:-Dabley Bastoolado ku hubeysan ayaa bartamaha magaalada Gaarisa waxay ku dileen 2 qof, iyadoona goobta falku ka dhacay  ayan ka fogeyn xafiisyada dowladda ee magaalada Gaarisa.

Ilaa iyo hadda majirto cid si rasmi ah farta loogu fiiqi karo, iyadoona dhacdooyinka noocaan oo kale ah ay ku soo noqnoqdeen magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Soomaalidu degto ee waqooyi bari.

Magaalada Gaarisa ayaa muddooyinkii dambe waxaa ka dhacayey falal dilal qorsheysan oo loo geysanayey dad rayid ah iyo qaar ka mid ah ciidanka, waxaana dhinaca kale ciidanku ay si aan fiicneyn ula dhaqmaan dadka shacabka ah marka ay falalku dhacaan.

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online