Ra’iisul Wasaaraha DFS oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka

May 15, 2013 - Written by Editor

R_Wasaare_SaacidMogadishu – Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada- xaajood ka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka. Wafdigu waxay kale oo si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada Hoose siyaasadda iyo talada dawladda federaaliga ah ee Soomaaliyeed ee ku wajahan dhismaha dawlad goboleedyada federaalka ah.

Guddigaan ayaa lagu wadaa inay dhawaan u ambo baxaan magaalada Kismaayo. Guddiga ayaa waxaa gudoomiye u ah wasiir ku-xigeenka Wasaarada Arrimaha Guddaha mudane Cabdiguhaad Jaamac Axmed Moxamed (Oday), waxaana ay kala yihiin xubnaha kale ee gudigu:-

1. Xildhibaan, Cabdiweli Sh Ibraahin Muudey – Xubin
2. Xildhibaan, Xasan Macalin Maxamuud – Xubin
3. Xildhibaan, Maxamed Iidle Geeddi (Xerow) – Xubin
4. Xildhibaan, Cabdikaafi Macallin Xasan – Xubin
5. Xildhibaan, Maxamed Maxamud Guure – Xubin
6. Xildhibaan, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil – Xubin
7. Xildhibaan, Cabdullaahi Yuusuf Xasan (Alankey) – Xubin
8. Xildhibaan, Maxamed Axmed Kulan – Xubin
9. Xildhibaan, Samaan Maxamed Sheekh – Xubin
10. Xildhibaan, Cabdiwaaxid Cabdullaahi Jaamac – Xubin
11. Xildhibaan, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil – Xubin
12. Xildhibaan, Maxamed Maxamuud Ibraahin – Xubin
13. Xildhibaan, Cabdiqaadir Maxamed Aadan – Xubin
14. Xildhibaan, Luuley Cabdi Aaadan -Xubin
15. Mudane Aaden Ibraahim Aw Xirsi – Xiriiriye ……………

DHAMAAD
Ahmed Adan
Prime Minister’s Media Office

Mogadishu, Somalia
Email: media@opm.gov.so

Phone: +252 616 44 0028

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>