Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba oo dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo

October 6, 2013 - Written by Editor

KismaayoKismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo  ee xarunta gobalka J/hoose.

Madaxweynaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Madoobe  ayaa waxaa uu socdaal shaqo ku soo maray wadamada Biljim ,Kenya ,Itoobiya iyo Denmarka .

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe)  ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo madax sare ee ka tirsan Maamulka Juba oo uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Jubba Jen CLaahi Fartaag.

Waxaana si weyn loo adkeeyey amaanka guud ee magaalada Kismaayo iyada oo la damiyey dhamaan isgaartiinta oo dhan.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online