Bayaanka iyo waano guud oo laga soo saaray Nadwadii ka socotay Garoowe.[Akhriso]

October 3, 2013 - Written by Editor

3Garoowe:-Waxaa caawa si rasmi u soo gebagaboobay nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socotay masjid ka weyn ee Al-hudaa ee magaalada garoowe iyadoo nadwadu ay socotay mudo 6 cisho ah, Nadwadaan ayaa waxaa ka qayb qaatay culimad soomaaliyeed ee ku nool Puntlland iyo cilimo kale oo ka timid Gobollada dalka Soomaaliya, Nadwada ayaa sanadkaan waxaa diirada lagu saaray kooxaha wax gaalay siiyey ee loo yaqaan Takfiirka kuwoodii hore iyo kuwa hadda casriga ah oo iyagu si xeeladaysan marba koox , qabiil iyo degaan , madax, gaalnimo ugu xukuma. Nadwo cilimiyeed kaan oo socotay mudo dhan 6 cisho ah ayaa waxaa dadweynuhu kala socodeen warbaahinta qayba heeda kale duwan waxaan dadweynuhu ay uga soo qayb galeen si aad u balaaran.

Nadwada oo caawa la soo gebagabeeyey ayaa waxaa laga soo saaray bayaan iyo waano guud oo ay culimada Soomaaliyeed u jeedisay umada Soomaaliyeed hoos ka eeg bayaanka laga soo saaray Nadwadii lixaad ee lagu qabto magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Halkaan ka akhriso bayaankii ka soo baxay Nadwadii Lixaad ka socotay magaalada Garoowe

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online