Gabdho Soomaali ah oo u Jihaad Tagay dalka Syria.[Dhagayso]

October 24, 2013 - Written by Editor
syriaOslo:-Idaacadda VOA ayaa wareysi la yeelatay aabaha labo gabdhood oo walaalo ah oo Soomali ah oo ka tagay dalka Norway, una socdaalay Turkiga si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka socda Syria. Gabdhahan ayaa da’doodu kala tahay 16 iyo 19 sano jir. Aabaha dhalay labada gabdhood oo lagu magacaabo Saadiq C/laahi ayaa Idaacadda VOA la hadlay isagoo jooga dalka Turkey, wuxuuna ka hadlayaa safarka labadiisa gabdhood ee dalka Syria.Wareysi gaar ah oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

 Source:- VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online