Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
October 18, 2013 - Written by EditorNairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Dr.Cabdalla waxaan uu Shiikhu uu ka hadlay Maalinta ugu dambaysa ee Xajka waxaana uu tilmaamay in loo baahaynahay in laga faa’iideysto duruus iyo xikmad Xajka waana in Allah SWC loo barax tiro cibaado walba oo la samaynayo lagana ilaaliyo Xadgudubka diineed oo ay sabab u tahay Jahliga.
Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Dr. Cabdalla
[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/pt063rx2j5/dr_cabdalla_khudbada.mp3] ama Halkaan ka dhagayso
Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net, Nairobi