Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]

October 18, 2013 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Dr.Cabdalla waxaan uu Shiikhu uu ka hadlay Maalinta ugu dambaysa ee Xajka waxaana uu tilmaamay in loo baahaynahay in laga faa’iideysto duruus iyo xikmad Xajka waana in Allah SWC loo barax tiro cibaado walba oo la samaynayo lagana ilaaliyo Xadgudubka diineed oo ay sabab u tahay Jahliga.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Dr. Cabdalla

[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/pt063rx2j5/dr_cabdalla_khudbada.mp3] ama Halkaan ka dhagayso

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net, Nairobi

 

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online