Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo

October 31, 2013 - Written by Editor

breakMuqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo degay goordhaw garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba Ahmed Maxamed Islaan (Ahmed Madoobe).

Garoonka magaalada Kismaayo ayaa waxaa buux dhaafiyey dadweyne fara badan oo doonaya in ay soo dhaweeyaan Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud iyo wafdiga la socda .

Ciidanka maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM  ayaa aad u adkeeyey amaanka magaalada Kismaayo waan markii ugu horaysay oo Madaxweyne Soomaali ah uu safar ku tegay magaalada Kismaayo ilaa burburkii dowladii dhexe ee uu talada u hayey Jen Maxamed Siyaad Bare.

Warka oo faahfahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaah

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online