Magaalada Helsinki ee Dalka Finland oo si weyn looga ciiday (Daawo)
October 17, 2013 - Written by EditorHelsinki:-Waxaa maalinkii Talaadada oo ay ahayd taariikdu Octoobar 15,2013 lagu tukaday Garoonka weyn ee Helsingin Urheilutalo ee ku yaal magaalada Helsinki ee Dalka Finland Salaaddi Ciidul Adxa . Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo aad u badnaa ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn . Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Imaamka Markazka Alhuda Shiikh Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yuusuf ,khutbadaas oo ka hadlaysay mawaadiic aad u khuseeyo dadka muslimiinta ah guud ahaan .
Markii Salaadii Ciida ay dhamaatay ayaa dadkii waxaa ay bilaabeen in ay iskugu hambalyeeyaan ciida
Hoos ka Daawo sidii looga ciidey Helsinki
Ismail Muse Seeraar
Helsinki