Magaalada Helsinki ee Dalka Finland oo si weyn looga ciiday (Daawo)

October 17, 2013 - Written by Editor

Sh Cabdiweli Sh MaxamedHelsinki:-Waxaa maalinkii Talaadada oo ay ahayd  taariikdu Octoobar  15,2013 lagu tukaday Garoonka weyn ee Helsingin Urheilutalo ee ku yaal magaalada Helsinki ee Dalka Finland Salaaddi Ciidul Adxa . Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo aad u badnaa  ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn . Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Imaamka Markazka Alhuda  Shiikh Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yuusuf ,khutbadaas oo ka hadlaysay mawaadiic aad u khuseeyo dadka muslimiinta ah guud ahaan .

Markii Salaadii Ciida ay dhamaatay ayaa dadkii waxaa ay bilaabeen in ay iskugu hambalyeeyaan ciida

Hoos ka Daawo sidii looga ciidey Helsinki

Ismail Muse Seeraar
Helsinki

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online