Magaalada xeebta ah ee Mombasa oo xalay lagu dilay ilaa 4 qof

October 4, 2013 - Written by Editor

mombasaWaxaa magaalada Mombasa ee ku taalla xeebta dalka Kenya, lagu dilay  xalay  ilaa 4 qof waxaana lagu toogtay bartamaha magaalada Mombaza iyaga oo ka soo baxay Masaajid ku yaal magaalada Mombaza.

Dadkaan lagu dilay magaalada xeebta ah ee Mombasa xalay waxaa ay dadka muslinka ah ee ku nool magaalad Mombaza soo xasuusinaysaa dilal qorshaysan oo ay kooxo hubaysan iyo ciidanka Nabadsugida Kenya ay kula kaceen qaar ka mid ah dadka muslinka ah ee degan magaalada Mombasa

Dadka xalay la dilay waxaa ka mid ah:-

1-Sh. Ibraahim Rogo

2-Qadafi Mohamed

3-Issa Abdala

4-Omar Abu Rumeisa

War lagu soo qoray wargeyska  Daily nation ee ka soo baxa dalka Kenya  ayaa waxaa lagu sheegay  in weerarka lagu dilay xalay afartaan qof uu ka badbaaday darawalkoodii gaariga u waday raga la laayey magaciisana lagu sheegay Salim Aboud Sheekh Abukar Shariif.

Magaalada xeebta ah ee Mombasa ayaa waxaa ay xad dhinac badda ah ay la leedahay dalka Soomaaliya waxaan ka dhacay dilal kale duwan oo lagu eedaynayo ciidamo  sidda gaarka ah loo tababaray ee loo yaqaan  cidanka la dagaalanka  Argagixisada

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online