Mid ka mid ah dableydii weerartay Westgate oo magaciisa la shaaciyey.[Video]

October 18, 2013 - Written by Editor

xasan-dhuxulowLondon:-Waxaa xalay uu soo daayey Tv-ga BBC-da warbixin kooban oo uu uga waramayo ni dhalinyaro ah oo ay ku sheegeen in la ogaaday in uu yahay Soomaali kuna noolaa dalka Norway magaciisana lagu sheegay Xassan Cabdi Dhuxulow. Xassan Cabdi Dhuxulow oo da’diisa lagu sheegay 23 jir ayaa waxaa lagu sheegay in uu ahaa hogaamiyihii kooxdii weerarka ka geystay xarunta ganacsiga ee WestGate ee magaalada Nairobi waxaan uu dalja Norway ka tegay 2009-kii.

Xassan Cabdi Dhuxulow ayaa waxa uu ka degaan dalka Norway magaalada Larvik . Ehelka Xassan Cabdi Dhuxulow ayaa waxaa ay yimaadeen dalka Norway 1999-kii, waxaan ay sheegeen haddii wiilka la sheegayo uu wiilkooda uu noqdo mid qayb ka ahaa weerarkii West gate lagu xaday caqliga lana marin habaabiyey.

Hoos ka Daawo barmaamijka uu tv-ga BBC-News ay ka diyaarisay Xassan Cabdi Dhuxulow

Source:-BBC-NEWS

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online