Muuqaal Video ah oo uu soo bandhiga KTN-Tv ee dalka Kenya.[Daawo]

October 4, 2013 - Written by Editor

weerarNairobi:-Waxaa markii ugu horaysay Teleefishinka Kenya gaar ahaan KTN -Tv uu soo daayey muuqaal kooban oo laga arkayo 4 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen dhalinyaradii weerarka dadka badan uu ku dhintay ka fuliyey xarunta ganacsiga ee Westgate ee magalada Nairobi. Kamirada loo yaqaan CCTV ayaa waxaa la sheegayaa in ay muuqaalkaan ay duubtay waqti ka hor inta uusan bilaabin weerarka, dhalinyarada ilaa hadda muuqaalkooda la soo bandhigay aya waxaa magacooda lagu sheegay.

1. Khatab Alkene
2. Omar Nabhan
3. Abubaraal Sudani

Magacyada uu soo bandhiga Teleefishinka dalka Kenya ee KTN ayaa waxaa uu ku sheegay in ay Soomaali yihiin balse marka magacyada la eego waxaa muuqda in magacyadaan aysan ahayn kuwa Soomaalidu ay la baxdo balse wixii jira oo xaqiiq ah dib ayey ka soo bixi doonaan maalmaha soo socda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka 4 dhalinyaro ah oo dhex soconaya xarunta ganacsiga ee WestGate

KTN – Kenya
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online