Taliska ciidanka Booliska Puntlland oo qalab is gaarsiin ah lagu wareejiyey
(October 30, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu wareejiyey Taliska Ciidanka Booliska Puntland qalabka Isgaarsiinta ah oo ay ku wada xiriiraan ciidanka Puntland, qalabkaan is gaarsiinta ah ayaa waxaa taliska ciidanka ku wa
Ra’iisul Wasaaraha oo u kuurgalay koboca dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekadda
(October 30, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormee
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxda Turkiga, kuna soo laabtay Muqdisho
(October 30, 2013)
Muqdisho, 30 October 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho ka dib safar hal maalin ah oo uu
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland oo maanta xukuno kale duwan riday
(October 29, 2013)
Maxkamada  ciidanka qalabka sida ee gobollada Bari, Karkaar, Hayland,Sanaag iyo Gardafuu ayaa maanta xukun kala duwan ku riday eedeysanayaal lagu eedeeyey in ay  dhac iyo dil  ka geysteen magaalada
Muxaadaradii Sh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjidka Khaliil ee Boorame.[Daawo]
(October 29, 2013)
Boorame :-Wafdi Culimo ah oo uu hogaaminayo Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa socdaal dacwadeed ku tegay goballada Awdal iyo Gabilay waxaana socdaalkooda ku weheliyey Sh.Feysal Maxamed Cumar Gudoomiyaha mu
Wasiirka waxbarashada Puntland oo sagootisay 38 arday oo deeq waxbarasho ka helay Sudan
(October 29, 2013)
Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa maanta waxaa  ay sagootiyeen  arday waxbarasho ka heshay dalka Sudan ka dib markii ay ka qalinjabiyeen dugsiyadda sare ee Puntland. Xaflada lagu sagooti nayey ar
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray ciidanka Asluubta.[Masawiro]
(October 29, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta waxaa uu tababar socday mudo saddex asbuuc ah u soo xiray qaar ka tirsan ciidanka Asluuta oo tababar lagu siinayey xarunta ta
Madaxweynaha DFS Xasan Sh oo gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga
(October 29, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Madaxwey
Dhalmada alle ayaa bixiya cidii uu doonuuna siiya qiso dhab ah .[Daawo]
(October 28, 2013)
Dubia:-Walaal Mustafe Akhyaar oo ah wadaad Soomaaliyeed oo ku nool Dubia ayaa waxaa uu na soo gaarsiiyey fariin uu walaalku jeclaystay in walaalaha Soomaaliyeed ee muslinka ah ay la wadaagaan si ay ug
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DFS oo caawa lagu dilay Jowhar
(October 28, 2013)
Jowhar:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Dowladda federaalka Soomaaliya. Sarkaalka la dila

« Previous PageNext Page »